Dhacdadaan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo qaalid iyo Kariima, qaalid

waxa laso garay xiligii aan isku diyaari lahayn ramadankii aya nagu so food saran waxan ilahay ka baryeyna kuwii soonkooda iyo cibaadadooda guda ilahay hanaga dhigo kuligayna wixi umad oo islaam ah oo dunida dushisa ku nool maanta sheekdii aan rabo in aan ka hadlo wa sheeko aad iyo aad uxiiso badan runtii sheekoyin aad ayay u fara badan yihin waxana ugu tala galay bisha ramadan in ay dadka ku mashquulan ayna aqrinta badsadan quraanka kariimkana halagu dadaalo walalayal wa anigo ah (((( abubakar mohamed hassan mr qurbaani ))) waxan idin leeyahay ramadan kariim mel walba aad dunida ka joogtan… Continue reading

SIR MAQABE ALLA U MAQAN *Qeybtii kowaad*

qisadaani waxey ku dhacdey wiil somaliyeed oo naga codsadey inaan magaciisa la shaacin balse naaneystiisa noogu sheegey Jaceelow
jaceelow ayaa maalin hore wuxuu igu soo booqdey gurigeyga ayadoo tahay maqrib wuxuuna igu yiri
saaxib hadaad tihiin bahda nololcusub waxaan rabaa saaxibow qalbijaceyl inaad iga qortid qiso igu dhacdey
bal horta aan wax yer taariikh nololedkiisa aan wax yer idinka taabto inta aan adinka iyo jaceylow aan dhaxdiina ka bixin
Continue reading

QALBIJACEYL MAQUUSTAA ? Q_3AAD

Maalma kadib ayaa waxaa dhacday in sxbkeey Xassan leey soo adeegsado oo isagii aan ku lahaa ifka marka laga reebo jaceeylkeeyga dhintay ee sahalka igu dhaafay iyo sahay la aanta, ayuu igu dhahay Xassan “sxbow anigu safarbaan u socdaa cidana waxaan kala kulmay culeeys adiga daraadaa leeysaarayo ee sxbow iska bax oo raadso meel kale”,

Continue reading

QALBIJACEYL MA QUUSTAA ?!!!!!!! Q-2aad

Hadaba warqadaas waxay u qorneeyd sidatan “Walaalkey Farxan caawa waxan rabaa inaan ku sheego sir aan wax badan qarsanayey, Farxaanow Somalida waxay tiraahdaa wixii aad qarsato wey ku qarsadaan, balse caawa waxaa si kal iyo laab leh ku leeyahay haddii aan noolahay adiga ayaa ku noolahay haddii aan dhintana adiga ayaa kaa dhintay, ee Farxaan macaane waan ku jeclahay”
Continue reading

Ma lacagteyduu jeclaa mise aniga ayuu i jeclaaa???? Q- labaad

Waxaa la garay gabagabadii sanadkii ugu danbeeyay waa lakala tagi rabaa. Qof walba qorshe ayuu leeyahay kii jamacad aadaayo oo wadan kale iyo kii wadanka sii joogi lahaa. Qof walba wuxuu sameen laha buu ka fikiraya

Continue reading

Jana Kula Wadagta

QALBIJACEYL MA QUUSTAA ?!!!! Q-kowaad

Sheekooyinku waa nuucya badan yihiin, Midiba waa ceeynoo midbaa ah khiyaali midna waa xaqiiqo waa wax dhacay, balse Sheekadaan ayaa ah mid xaqiiqo ah oo waxay ka dhacday magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya, sheekada ayaa ah mid aad u muruga badan misane mareeyso marxalada kala duwan sida kuwo farxadeed, murugo, naxdin iyo dagaal.
W/Q: Abdirashid Ismacil Xaaji (Qoslaye)
Email: wardheere10@hotmail.com
wardheere10@yahoo.com
Continue reading

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.